caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 34

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:34

قَالَ لِلْمَلَإِ حَوْلَهُۥٓ إِنَّ هَٰذَا لَسَٰحِرٌ عَلِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub34. (Fircoon) wuxuu ku yidhi xildhibaannadii hareera joogay: Kanu xaqiiq waa saaxir xeel dheer.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70