caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 15

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:15

قَالَ كَلَّا فَٱذْهَبَا بِـَٔايَٰتِنَآ إِنَّا مَعَكُم مُّسْتَمِعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub15. (Alle) wuxuu yidhi: “Ma jirto! Ee la taga idinku Aayadahayaga. Hubaal, Annagaa idinla jirna oo idin maqleyna.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70