caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 102

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:102

فَلَوْ أَنَّ لَنَا كَرَّةً فَنَكُونَ مِنَ ٱلْمُؤْمِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub102. Haddii na la siin lahaa hal fursad si aan ugu laabanno (dunidii) waxaan ka mid ahaan lahayn mu'miniinta [7].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70