caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 73

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:73

وَإِنَّكَ لَتَدْعُوهُمْ إِلَىٰ صِرَٰطٍ مُّسْتَقِيمٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub73. Waxaadna adigu (Nabiyow) ugu yeedhaa Jid Toosan (Islaamka).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70