caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 43

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:43

مَا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَـْٔخِرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Ma jirto ummad ka soo hor mari karta ajasheeda, ama ka dib mari karta.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70