caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 42

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:42

ثُمَّ أَنشَأْنَا مِنۢ بَعْدِهِمْ قُرُونًا ءَاخَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub42. Markaasaan ahaysiinnay iyaga kadambow facyo kale (qolooyinkii Luud, Shucayb, Ayyuub iyo Yuunus).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70