caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 102

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:102

لَا يَسْمَعُونَ حَسِيسَهَا وَهُمْ فِى مَا ٱشْتَهَتْ أَنفُسُهُمْ خَٰلِدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub102. Ma maqlaan shanqarteeda, iyagoo ku dhex waadhi waxay nafahooda rabaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70