caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 92

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:92

قَالَ يَٰهَٰرُونُ مَا مَنَعَكَ إِذْ رَأَيْتَهُمْ ضَلُّوٓا۟

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub92. (Muuse) wuxuu yidhi: Haaruunow! Maxaa kuu diiday markaad aragtay inay lumeen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70