caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 60

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:60

فَتَوَلَّىٰ فِرْعَوْنُ فَجَمَعَ كَيْدَهُۥ ثُمَّ أَتَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub60. Markaasuu Fircoon tagey, isuna keenay tabihiisii, markaas yimid.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70