caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 46

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:46

قَالَ لَا تَخَافَآ إِنَّنِى مَعَكُمَآ أَسْمَعُ وَأَرَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub46. (Alle) Wuxuu yidhi: Ha cabsannina, Anigaa idin la jira, waan maqli oo arkaa.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70