caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 25

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:25

قَالَ رَبِّ ٱشْرَحْ لِى صَدْرِى

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub25. (Muuse) wuxuu yidhi: “Rabbiyow ii waasici (deji) laabtayda.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70