caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 102

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:102

يَوْمَ يُنفَخُ فِى ٱلصُّورِ وَنَحْشُرُ ٱلْمُجْرِمِينَ يَوْمَئِذٍ زُرْقًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub102. Maaalinta buunka la afuufi [21], oo aan isu soo kulmin denbiilayaasha Maalintaa iyagoo indho cawlan [22].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70