أَتَأْمُرُونَ ٱلنَّاسَ بِٱلْبِرِّ وَتَنسَوْنَ أَنفُسَكُمْ وَأَنتُمْ تَتْلُونَ ٱلْكِتَٰبَ أَفَلَا تَعْقِلُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub44. Ma waxaad amraysaan samaan dadka oo hilmaameysaan nafahiinna [10] idinkoo akhriya Kitaabka? Miyeydaan wax fahmin?