يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ كُلُوا۟ مِمَّا فِى ٱلْأَرْضِ حَلَٰلًا طَيِّبًا وَلَا تَتَّبِعُوا۟ خُطُوَٰتِ ٱلشَّيْطَٰنِ إِنَّهُۥ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub168. Dadow! Ka cuna xalaasha wanaagsan waxa laga helo dhulka [34], hana raacina tallaabooyinka Shaydaanka. Hubaal wuxuu idiin yahay cadow cad.