caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 162

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:162

خَٰلِدِينَ فِيهَا لَا يُخَفَّفُ عَنْهُمُ ٱلْعَذَابُ وَلَا هُمْ يُنظَرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub162. Iyagoo ku dhex waaraya, cadaabka lagama khafiifinayo, mana la siiinayo nafis.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70