caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 68

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:68

وَكَيْفَ تَصْبِرُ عَلَىٰ مَا لَمْ تُحِطْ بِهِۦ خُبْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub68. Sidee baadna ugu samir yeelan waxaadan cilmi ku koobin?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70