caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nahl, aayadda 46

Makka · kala horreynta soo dejinta 70 · 16:46

أَوْ يَأْخُذَهُمْ فِى تَقَلُّبِهِمْ فَمَا هُم بِمُعْجِزِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub46. Ama qabto iyagoo ku jira howlahooda, markaas ma ka baxsan karaan (Ciqaabka)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70