caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 71

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:71

قَالَ هَٰٓؤُلَآءِ بَنَاتِىٓ إِن كُنتُمْ فَٰعِلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub71. (Luud) wuxuu yidhi: Kuwaanu waa gabdhahaygii [17], haddaad yeeleysaan (inaad guursataan).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70