caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 48

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:48

لَا يَمَسُّهُمْ فِيهَا نَصَبٌ وَمَا هُم مِّنْهَا بِمُخْرَجِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub48. Kuma taabanayo gudaheeda daal, xaggeedana lagama soo saarayo.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70