caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 36

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:36

قَالَ رَبِّ فَأَنظِرْنِىٓ إِلَىٰ يَوْمِ يُبْعَثُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub36. Wuxuu yidhi: Rabbiyow! I sii waqti ilaa Maalinta la soo bixinayo (Qiyaamada).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70