caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:2

رُّبَمَا يَوَدُّ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ لَوْ كَانُوا۟ مُسْلِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Wax badan bay kuwa gaalooba jecleysan doonaan (Aakhirada) inay ahaayeen Muslimiin [2].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70