caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ibrahim, aayadda 49

Makka · kala horreynta soo dejinta 72 · 14:49

وَتَرَى ٱلْمُجْرِمِينَ يَوْمَئِذٍ مُّقَرَّنِينَ فِى ٱلْأَصْفَادِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub49. Waxaad arki denbiilayaasha oo Maalintaas iskula xir-xiran silsilado bir ah .
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70