caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ibrahim, aayadda 50

Makka · kala horreynta soo dejinta 72 · 14:50

سَرَابِيلُهُم مِّن قَطِرَانٍ وَتَغْشَىٰ وُجُوهَهُمُ ٱلنَّارُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub50. Qamiisyadoodu ka sameysan yihiin daamur (Naar ah), waxaana dabooli wajiyadooda dab.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70