caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Ra'd, aayadda 24

Madiina · kala horreynta soo dejinta 96 · 13:24

سَلَٰمٌ عَلَيْكُم بِمَا صَبَرْتُمْ فَنِعْمَ عُقْبَى ٱلدَّارِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub24. Nabad korkiinna ha ahaato samirka aad yeelateen iyo sugnaashadiinna darteed. Wanaagsanaa Daartaa dambe (ee Jannada).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70