caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yunus, aayadda 43

Makka · kala horreynta soo dejinta 51 · 10:43

وَمِنْهُم مَّن يَنظُرُ إِلَيْكَ أَفَأَنتَ تَهْدِى ٱلْعُمْىَ وَلَوْ كَانُوا۟ لَا يُبْصِرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Waxaana ka mid ah kuwo ku soo eega [14], ma adigaase ku toosin kara waddada indhoolaha iyagoon wax arkayn?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70