caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tawba, aayadda 22

Madiina · kala horreynta soo dejinta 113 · 9:22

خَٰلِدِينَ فِيهَآ أَبَدًا إِنَّ ٱللَّهَ عِندَهُۥٓ أَجْرٌ عَظِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub22. Iyagoo ku dhex waaraya waligood. Hubaa Alle agtiis waxaa yaal abaalgud Weyn (Janno).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70