يَقُولُ يَٰلَيْتَنِى قَدَّمْتُ لِحَيَاتِى Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub24. Wuxuu odhan: Alla haddaan u soo hormarsan lahaa wanaag noloshaydatan (Aakhirada).