caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 7

Makka · kala horreynta soo dejinta 86 · 83:7

كَلَّآ إِنَّ كِتَٰبَ ٱلْفُجَّارِ لَفِى سِجِّينٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Mayee, hubaal diiwaanka (camalka) dadka xun wuxuu yaal Sijjiin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70