caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 36

Makka · kala horreynta soo dejinta 86 · 83:36

هَلْ ثُوِّبَ ٱلْكُفَّارُ مَا كَانُوا۟ يَفْعَلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub36. Miyaan laga abaal marin gaalada waxay (xume) falayeen?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70