caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 29

Makka · kala horreynta soo dejinta 86 · 83:29

إِنَّ ٱلَّذِينَ أَجْرَمُوا۟ كَانُوا۟ مِنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ يَضْحَكُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub29. Denbiilayaashu waxay ku qosli jireen kuwa (Xaqa) rumeeyey ee mu'miniinta ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70