caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 14

Makka · kala horreynta soo dejinta 86 · 83:14

كَلَّا بَلْ رَانَ عَلَىٰ قُلُوبِهِم مَّا كَانُوا۟ يَكْسِبُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. Mayee’ bal waxay fali jireen (oo macaasi ah) baa waxay ku noqdeen sida mirir madow quluubtooda dushood.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70