caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naazi'aat, aayadda 6

Makka · kala horreynta soo dejinta 81 · 79:6

يَوْمَ تَرْجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub6. Maalinta ay gilgilatadu gilgilan (waa afuufka hore ee Buunka).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70