caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Mursalaat, aayadda 11

Makka · kala horreynta soo dejinta 33 · 77:11

وَإِذَا ٱلرُّسُلُ أُقِّتَتْ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Oo Rusulladii la kulmiyo (iyo dadkoodii) waqtigii loo qabtay.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70