caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Insaan, aayadda 8

Madiina · kala horreynta soo dejinta 98 · 76:8

وَيُطْعِمُونَ ٱلطَّعَامَ عَلَىٰ حُبِّهِۦ مِسْكِينًا وَيَتِيمًا وَأَسِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Waxay siiyaan cunno iyagoo jecel miskiinka, agoonka iyo maxbuuska.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70