caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Insaan, aayadda 4

Madiina · kala horreynta soo dejinta 98 · 76:4

إِنَّآ أَعْتَدْنَا لِلْكَٰفِرِينَ سَلَٰسِلَا۟ وَأَغْلَٰلًا وَسَعِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Waxaanu xaqiiq u diyaarinnay gaalada silsilado, heegayaal, iyo dab huraya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70