caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Insaan, aayadda 22

Madiina · kala horreynta soo dejinta 98 · 76:22

إِنَّ هَٰذَا كَانَ لَكُمْ جَزَآءً وَكَانَ سَعْيُكُم مَّشْكُورًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub22. Hubaal kani waa abaalgud aad leedihiin, dadaalkiinniina waa la idiin gudi oo ajar weyn la idinka siin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70