caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 33

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:33

ثُمَّ ذَهَبَ إِلَىٰٓ أَهْلِهِۦ يَتَمَطَّىٰٓ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub33. Markaasuu aaday xagga ehelkiisa isagoo u socda si kibir iyo faan leh.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70