caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 26

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:26

كَلَّآ إِذَا بَلَغَتِ ٱلتَّرَاقِىَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub26. Mayee, markay (naftu) soo gaarto mirgiga (waqtiga geerida).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70