caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 13

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:13

يُنَبَّؤُا۟ ٱلْإِنسَٰنُ يَوْمَئِذٍۭ بِمَا قَدَّمَ وَأَخَّرَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Waxaa looga warrami Aadmiga Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu dib marsaday.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70