caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muddaththir, aayadda 17

Makka · kala horreynta soo dejinta 4 · 74:17

سَأُرْهِقُهُۥ صَعُودًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Waxaan ku kallifi inuu kor u fuulo cadaab silic iyo saxariir badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70