caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muzzammil, aayadda 8

Makka · kala horreynta soo dejinta 3 · 73:8

وَٱذْكُرِ ٱسْمَ رَبِّكَ وَتَبَتَّلْ إِلَيْهِ تَبْتِيلًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Ee xus Magaca Rabbigaa, oo u ahow daacad si dhan Isagoo Keliyana u go'.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70