caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muzzammil, aayadda 16

Makka · kala horreynta soo dejinta 3 · 73:16

فَعَصَىٰ فِرْعَوْنُ ٱلرَّسُولَ فَأَخَذْنَٰهُ أَخْذًا وَبِيلًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub16. Fircoon se wuu caasiyey Rasuulka, markaasaan qabannay qabasho daran.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70