caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ma'aarij, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 79 · 70:3

مِّنَ ٱللَّهِ ذِى ٱلْمَعَارِجِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ka iman xagga Alle, ee leh jidadka kor loogu fuulo (samooyinka).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70