caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 139

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:139

إِنَّ هَٰٓؤُلَآءِ مُتَبَّرٌ مَّا هُمْ فِيهِ وَبَٰطِلٌ مَّا كَانُوا۟ يَعْمَلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub139. Hubaal, kuwani (gaalada ahi) waxay ku sugan yihiin waa baabbi’i, waana baadil waxay falayaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70