caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Haaqqa, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 78 · 69:18

يَوْمَئِذٍ تُعْرَضُونَ لَا تَخْفَىٰ مِنكُمْ خَافِيَةٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Maalintaas waa la idin soo bandhigi, ma jirto sir aad leedihiin oo qarsoonaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70