caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-An'aam, aayadda 55

Makka · kala horreynta soo dejinta 55 · 6:55

وَكَذَٰلِكَ نُفَصِّلُ ٱلْـَٔايَٰتِ وَلِتَسْتَبِينَ سَبِيلُ ٱلْمُجْرِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub55. Sidaasaan u faahfaahinnaa Aayadaha si ay u caddaato waddada denbiilayaasha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70