caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qamar, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 37 · 54:19

إِنَّآ أَرْسَلْنَا عَلَيْهِمْ رِيحًا صَرْصَرًا فِى يَوْمِ نَحْسٍ مُّسْتَمِرٍّ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Waxaan ku soo dirnay dushood dabeyl qabow badan maalin baaskeedu is daba joogo.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70