caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 52

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:52

وَقَوْمَ نُوحٍ مِّن قَبْلُ إِنَّهُمْ كَانُوا۟ هُمْ أَظْلَمَ وَأَطْغَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub52. Iyo qolodii Nuux awal hore; waxay ahaayeen kuwo dulmi iyo xadgudub badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70