caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 17

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:17

مَا زَاغَ ٱلْبَصَرُ وَمَا طَغَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Aragga (Nabiga s.c .w) uma iilan dhinacna, mana dhaafin xadkii loo dhigay.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70