caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tur, aayadda 24

Makka · kala horreynta soo dejinta 76 · 52:24

وَيَطُوفُ عَلَيْهِمْ غِلْمَانٌ لَّهُمْ كَأَنَّهُمْ لُؤْلُؤٌ مَّكْنُونٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub24. Waxaa u adeegi wiilal yar yar ay leeyihiin, la moodo luul la dhowray.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70